Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mahamuud on June 08, 2016, 04:42:37 PM

Title: Su'aal: Dhoola cadeeyn aan ugu talo galin baan isku arka?
Post by: Mahamuud on June 08, 2016, 04:42:37 PM
 dhaqaatirta dhamtiin Waan idin salamya ????? ????? ????? ???? ??????? waxaan rabaa inaan idin weydiiyo su'al ani waxaan isku arkay xaalad aan sifeeynkari waayay nafsaani ah dhoola cadeeyn aan ugu talo galin baan isku arka tusaale yar sxb ah baan Wada fadhinay waxuu iiga sheekeynayay xaalad adag aabihiis oo Mar geeriyooday situation adag oo oo kale waxaan is arkeynaa anigoo qoslaya ama dhoola cadeynaya runtii wax aaan ugu talo galay nĂ¥ maaha dhacdooyin sidaa oo kale ahna Waan isku arkay in dhawaala ah bey igu bilaabatay marka xaaladaan maxaa loo saba been karaa?
Title: Re: Su'aal: Dhoola cadeeyn aan ugu talo galin baan isku arka?
Post by: SomaliDoc on June 23, 2016, 01:08:06 PM
Markaas aad noola cadaynaysid, qofka kula hadlayo warkiisa ma maqlowsaa oo dhagahaaga iyo maskaxdaada ma joogaan mise waad maqan tahay oo hadalkiisa qeyb ka mid ah ayaa kugu dhagtay oo aad ku baxday oo waxbaa ka fakaraysaa ama kuu sawiran?

Fadlan faahfaahin ka soo bixi.