Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maryama on March 22, 2009, 11:47:26 AM
-
asc dhamaan waxaan halkaan ka salaamaa dhamaan asxabta webkaan waxaana idin leeyahay eebe ajir badan ha idinka siiyo maadaama aad nagu saacideen in aan wax kasta ku garanao afkeena hooyo runtii aniga waxaan ahay qof ku soo biiray mar dhow laakiin aan ka faaiideystay macluumaad fara badan aan ku aqoon afka soomaaliga sidoo kale hadii aan nahay ardayda dibada wax ka barata waxaa dhiiro gelin nagu siiseen in aan mustaqbalka wax bari karno ardayda soomaaliyeed waxaan idin leeyahay waad na saacideen eebe ha idin saacido walaalayaal mahadsanidiin intaas waa hor dhac marka aan guda galo suuaasheyda waxey tahay waxaan rabaa in aan ogaado tympanic membarane perforation
-
waad mahadsan tahay Maryam ..... suashadii waxay la xarirtii E.N.T Ear Nose N Throat diseases .. qaas ahaan TMP wuxu ku dhacaa Habdhiska maqalka qofka . qofka qaba cudurkan waxa u wahiliyo Dhagahaha oo Infection ka hayo ka dib Canal of Hearin ayaa infectionkas u gudbayaa halkas perforated EarDrum ka uu infectionkii gaarayo ama dhaawac . sido kale qofka ku isticmala Qalabka Muciga ama Turunbada ayaa ugu badan sasabta keenta cudurkas .... ha ka reebin meelaha sawaxanka badan oo mechinada ay yaalan dadka ka sheqeeya ..
Daaweyntiisa:
marka hore iska hubo una tag E.N.T Dr ah daignosiska ka dib waxad helayassa in aad mar hore iska daawayso .. Qalniin lama sameeyo ilaa la ogaado xadiga dhaawaca uu garsiisan yahay Eardrumka dhagaha ..
intas waxa dheer in aad iska dawayso cudurada Sida Hergabka iyo infectionka dhagaha sida ugu dhaqso badan inta xanuunka uu san u sii gudbin DHAGAHA ..
Ogow Cudurkan TMP wuxuu keenaa Dhagop la'an ugu danbeyntina Mechine Support lagu xiraa dhagaha mudo badan qaadata for u life .. thnkz