Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zack7 on February 10, 2016, 09:32:13 PM

Title: Su'aal: Ararada waxan arka hiliga kulaylada?
Post by: Zack7 on February 10, 2016, 09:32:13 PM
asc waxan kuwaydi raba Ararada waxan arka hiliga kulaylada ee waxyelo miy kutahay ciyalka yaryar
Title: Re: Su'aal: Ararada waxan arka hiliga kulaylada?
Post by: SomaliDoc on February 15, 2016, 04:53:20 PM
Zack, Ararada bal ii fasir maxaa ula jeedaa?