Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac123 on August 11, 2015, 07:21:58 AM
-
asc waan idin salaamay salaan kadib somalidoc waxaan qabaa su'aal aan rabo inaan waxka ogaado xanuunka castrol maxaa keena maxaase lagugaran karaa maxaa lagu daaweeyaa maxaase looga hortagi karaa?
-
Jaamac, su'aashaada qoraalkaan ayaa looga jawaabay ee halkaan ak akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html)