Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on May 18, 2016, 06:53:23 PM

Title: Su'aal: Waxaan aad u isticmataa basbaaska?
Post by: Mr Mahamed on May 18, 2016, 06:53:23 PM
asc ditoore aniga ahaan waxaan aad u isticmataa basbaaska ma wax dhibaato ayuu ikeeni karo maajirto dhanka caafimaadka dadka waxay dhahaa bawasiir ayuu keenaa aniga waan ka diidaa
Title: Re: Su'aal: Waxaan aad u isticmataa basbaaska?
Post by: SomaliDoc on June 03, 2016, 08:28:49 PM
Basbaaska iyo warbixintiisa oo dhameestiran ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6606.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6606.0)