Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Feysal_44 on October 17, 2016, 09:20:58 AM

Title: Su'aal: "SIIGAYSIGA" dhibaatadiisa maxay tahay?
Post by: Feysal_44 on October 17, 2016, 09:20:58 AM
Asc dr wan kaga mahad celina runti sida hagar la'anta ah ee aad bulshada ugu shaqynayso waxana kamid ahy dadka ku taxan markaste webkan aan abid somali nocisa ah horay u arkin
Su ashayda hadi an u imado dr
Waxa beryahan so batay dhalinyaro(rag) u isticmaalo in shahwadooda gacanta isaga keenan amaba an dhaho "SIIGAYSIGA"
A) samayntisa ugu badan maxay tahay?
B) side bu isaga joojin kara qofka
 joogteyey waqti dherna isticmalyey?
Iyo maclumad kaste oo la xarira mawducan
Waa mawduc u bahan in la fahmo gaar ahan dhalinyarada

                    ~~MAHADSANID~~
Title: Re: Su'aal: "SIIGAYSIGA" dhibaatadiisa maxay tahay?
Post by: SomaliDoc on October 26, 2016, 06:57:06 PM
Halkaan ka akhriso dhibaatooyinka laga dhaxlo siigeysashada joogtada ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)