Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hamze_a on February 10, 2019, 05:00:42 PM

Title: Su'aal: Waa maxay bakteeriyada Calcium Oxalate?
Post by: Hamze_a on February 10, 2019, 05:00:42 PM
Waa maxay bacteriada loo yaqaano calcium oxlate?
 maxaa keena?
Calaamado noocee ah bay leedahay?
Maxaase lagu daweeyaaa?
Title: Re: Su'aal: Waa maxay bakteeriyada Calcium Oxalate?
Post by: SomaliDoc on October 21, 2019, 02:06:43 PM
Calcium oxalate ma ahan bakteeriyo ee waa tilmaan lagu garto in dhagaxaan ay kilyahaagu ku samaysmi karaan haddii kaadida lagu arko.