Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamed ali on April 06, 2019, 01:41:54 AM

Title: Su'aal: Xanuun iyo Oodimo xabadka ah?
Post by: Maxamed ali on April 06, 2019, 01:41:54 AM
Waxan dareemaa xanuun xabadka ah I yo oodimo ku taagma naasaha korkooda xanuun garbaha iyo laf dhabarta danbd I yo caaji badan markasta waxan jeclahay inan jimicsado oo feraha wey is galayaan
ISO jawaaba waxan maxay yihiin walal jazaakallah