Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on October 18, 2015, 01:20:29 PM

Title: Su'aal: Mar walba waxaan ka walwalaa xaniin yaheyga?
Post by: Mr Mahamed on October 18, 2015, 01:20:29 PM
asc waan idin salaamay waalaha muslimiinta ah waxaan rabay in layga jaahil bixiyo aan mar walba iswey diiyo digtoorada waxaan ahay wiil dad diisu tahay 20 jir mar walba waxaan ka waal walaa xaniin yaheyga waxaa weeyaan waa qaar yar yar biyo waana leeyahay lkn waxaan is weydiiyaa maxaa keenay in ay xaniin yahaaga yar yaraadaan adigoo nin wayn ah waxaa kale oojiro waxaan ahay nin doob ah mana guur sanin wali marar qaarna waxaana daa wadaa filamaanta qaaqaawan gacantana biyaha waan iskaga keenaa ee ma wax dhibaato ayee ikeentay arinn taas oo quseesa xaniin yaha waxaan idinka su gaayaa jaawaab idinka oo mahad san insha allah[glow
Title: Re: Su'aal: Mar walba waxaan ka walwalaa xaniin yaheyga?
Post by: SomaliDoc on October 19, 2015, 01:27:57 PM
Haddii aad xaniinyahaaga cabirkooda aad ku qiyaasayso kuwa ka muuqda filimaanta aad daawatid, waa laga yaabaa in aad u aragtid in in xaniinyahaagu ay yaryar yihiin.
Fadlan iska jooji daawasahda filimaantaas, dhibaatooyin badan oo aan caafimaadka u roonayn ayay leeyihiin o ka mid tahay caadada siigeysiga oo aad hadaba ka cabanayso.
Haddii aad ka shakisan tahay in ay wax kaa qladan yihiin fadlan dhakhtar la xiriir oo haku eego oo wixii dabiici ah iyo wixii aan dabiici kaa ahayn ha kuu kala sheego.