Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on August 15, 2017, 04:20:00 PM

Title: Su'aal: Caadada joogsan wayda?
Post by: Ahmed tilmaame on August 15, 2017, 04:20:00 PM
Hadii caadada gabadhu joogsan waydo marka ay laba cisho ama sadex ka maqnaataba waa ay soo noqonaysaa markaa maxaa lagu sababay karaa ama dawo u ah??
Title: Re: Su'aal: Caadada joogsan wayda?
Post by: SomaliDoc on June 13, 2018, 11:04:35 AM
Taasi waxaa loo yaqaanaa caado wareer, faahfaahinta cilladaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0)