Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirahman Adan on August 17, 2017, 02:45:04 PM

Title: Su'aal: Daal iyo hilmaan?
Post by: Abdirahman Adan on August 17, 2017, 02:45:04 PM
Dr.Asc
Aad ayan kaga mahad celinaya Caawinada aad dadka somalida ka cawisid dhanka Caafimadka.
Waxan raba inaan ku weydiyo 2 su'aalod.
1,Waxaan jeclhy inaan sameyo Oradka noocyadisa kala duwan balse dhibka iheysta ayaa ah inaan leyahay daal saa'id ah wadnuhuna uu xoog ii dhugdhug leeyo hadana saasoy tahay waan isku dhiba anigo xiiqsan ayaan dadaala sameya maxaa keeno daalka maxaase lagu xalin karaa oo dabiici ah oradkase ma leeyahay daawo loo isticmaalo ama cuntooyin ugaar ah?
2,waxaa kalo isku arkay mudaba inaan hilmaan leeyahay oo qofka mar dhaw aan isbaranay oo magacisa iisheegay aan malmo kadib iska ilaawo waa qofka aan si kadisa isku baranay sidokale barigi hore hadii aan filim daawado ama sheeko la iiga sheekeyo waxaan u xifdin jiray sidey aheyd hadase wax yar mahane waxba kamasi xasuusan karo xaga xifdiska iyo xasuusta ayaan hadba marka kasi danbeyso kasi liidanaya maxaa keeno arimahas maxase xal dabiici ah u ah mise dhakhtar ayaan u aada ? Ku darso da'deyduna waa 22s.
Thanks Somalidoc.com.
Title: Re: Su'aal: Daal iyo hilmaan?
Post by: CilmiSabca on September 04, 2017, 10:39:37 PM
Halkaan ka akhriso daalka oo qaabab badan ku yimaada:
http://bitly.com/2gzRgPv (http://bitly.com/2gzRgPv)
Halkaana ka akhriso ilowshaha:
http://bitly.com/2gzoiiN (http://bitly.com/2gzoiiN)