Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CAGASAXAR on October 19, 2017, 08:58:52 AM

Title: Su'aal: Xanuun korka oo dhan ah?
Post by: CAGASAXAR on October 19, 2017, 08:58:52 AM
Asc walal waan umahadcelinayaa dhakhtarka dhawr jeer oo hore waan lasoo xiriiray wuuna icaawiyay dadayda waa 22 jir  hada waxan daremaya xoga xanuun oo kurka oo dhan ah  waxan darema waxyar oo yara xanuun garbaha ah kadib madaxa aya iwada xanuuna ugu dambayn kurka oo dhan ayan darema candhuufta laqideeda aya igu adkaato markan laq dhahana dhagaha salkooda ayaa ila xanuunaya sidoo kale sanka wuu ixirmaa cabur dartii candhuufta marmar aan tufayo wa xaako jaale ah iyo marmar oo inyar oo dhiig ah aan ku arko sidoo kale xanuunkas markan arko dhagaha culays ayaan kadaremaya indhaha iyaga inuu barar iga saaranyahay ayaan daremaya mar mar hadaan wax cad side lighta telka aad ufiirsho indhaha aya ixanuuni ilin ayaa iga imaan sidoo kale wax yar yar oonan shayga aan fiirinayo aana ka arki karin ayaa  indhaha iyo waxaan fiirinayo soo dhexmarayo kheyr Allaha kusiiyo doctor
Title: Re: Su'aal: Xanuun korka oo dhan ah?
Post by: SomaliDoc on November 18, 2018, 11:45:30 AM
Sida aad u tilmaantay xanuunkaaga waxay tilmaamaysaa inuu caabuq jiro, weliba dhuunta ama sanqada oo kugu raagay ama muddo ku hayay. waxay noqon kartaa caabuq quun ama caabuq sanqada ah, labada cudurba faahfaahintooda ka akhriso halkaan:
Caabuqa Sanqada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0)
Caabuqa Quumanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0)