Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yusuf Ahmed on May 21, 2019, 08:16:33 PM

Title: Su'aal: Dhegta dusheeda xididada dhiiga mara?
Post by: Yusuf Ahmed on May 21, 2019, 08:16:33 PM
asc dr aadban ku salamay illahay ha ka abaal mariyo shaqadad uma islaamka u hayso dr hal suaal ayaan qaba
dhagta dusheeda xididada dhiiga ee mara  ayaa. i gariira    ilaa shantii minit ba hal mar ayuu gariiraya hadan gacantayada xata ku taabto waan dareema   
Title: Re: Su'aal: Dhegta dusheeda xididada dhiiga mara?
Post by: Yusuf Ahmed on January 30, 2020, 10:22:41 PM