Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yasiincali on December 21, 2018, 07:09:43 PM

Title: Su'aal: Xanjo kugu fakatay dhib may keenee?
Post by: Yasiincali on December 21, 2018, 07:09:43 PM
Asc dr xanjo kuugu fakato wax dhib ah ma keeni kartaa
Title: Re: Su'aal: Xanjo kugu fakatay dhib may keenee?
Post by: SomaliDoc on April 22, 2019, 08:10:16 PM
Maya wax dhib ah ma keento, calooshuna ma shiidi karto sidaa darteed saxarada ayay soo raacdaa...