Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Medisse on December 12, 2017, 10:43:53 PM
-
Asc waxaan dhakhatiirta kacdsan lahaa in ay wax iiga sheegaan sidii aan iskaga dhimilahaa cayilka ama buurnida gaar ahaan caloosha ama xaluska.
Waxaa la igulataliyay biyo qandaca ama diiran oo liindhanaan lagudaray in ay rido arintaa doctor maxaa kajira.
Aadbaad umahadsan tihiin
-
Fadlan, halkaan ka akhriso, jawaabtada & waxyaabo kale la xariira cayilka.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3014.0.html)
"Allow Noo Dhowr Dhakhaatiirteenna Meel Walba Ay Joogaan"