Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zuleikha on April 13, 2016, 05:19:06 PM

Title: Su'aal: Haday hooyadu naaso yartahayba caanaheedu ma yaraanayaan?
Post by: Zuleikha on April 13, 2016, 05:19:06 PM
asc suaal aan horey kuu wediiyey ayey daba socotaa midan insha Allah Dr waxayna tahay waxaa tiri waxyaabaha yareeya caanaha naaska waxa kamid ah in hooyada naasaheedu yaryaryihiin oo unugyadii caanaha soo daaya oon ku filnayn marka naasaha yaryar ma da' ahaan bad kawadaa mise haday hooyadu naaso yartahayba caanaheedu waa yaraanayaan
jzkallah dictoore
Title: Re: Su'aal: Haday hooyadu naaso yartahayba caanaheedu ma yaraanayaan?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 09:19:31 PM
Maya da' kuma xirno, waana yaraanshaha unugyada ku dhex jiro naaska ee way jiraan haween naasohoodu yaryihiin laakiin caano fiican soo daayo.