Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xuseenka on October 10, 2017, 08:42:00 PM

Title: Su'aal: Guskeyga fanjarta qeybtiisa hoose?
Post by: Xuseenka on October 10, 2017, 08:42:00 PM
digtoore waxaan kuweydiinaya  guskayga fanjarta qeytiisa hoose mcnha ibtiisa wax yar lahoos gerka labadiisa dhinac ayaa nabro yar yar oo shan nabar gaaraya iiga yaalaan  illaa 3 yers wax xaalad ahna miigu haayaa  waan garan waaye digtoore mexeey yihiin  ????
Title: Re: Su'aal: Guskeyga fanjarta qeybtiisa hoose?
Post by: SomaliDoc on October 14, 2018, 11:38:26 AM
Nabro kala duwan ayaa ka soo bixi kara xubinta taranka waxaad u baahan tahay inaad la xiriirtid dhakhtar maqaarka ku takhassusay si uu talo kaaga siiyo.