Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Harun Hurun on April 02, 2016, 03:20:58 PM

Title: Su'aal: Waa Kanin laga sameeyo geedka Ginseng?
Post by: Harun Hurun on April 02, 2016, 03:20:58 PM
asc doctor ilahay haku xifdiyo aakhiro iyo aduunba doctor waxaan ku waydiin su, aal caafimaad ah

waa Kanin laga sameeyo geedka Ginseng hadii aan cuno inta aanan xaskayga ii iman muxuu dhib uu leeyahay  imiso bilod Sii cuni karaa
Title: Re: Su'aal: Waa Kanin laga sameeyo geedka Ginseng?
Post by: SomaliDoc on April 12, 2016, 04:13:48 PM
Ma hubtaa in Ginseng laga sameeyay mise way ku dul qoran tahay kaliya?
Haddii aad hubtid in geedkaas laga sameeyay waad isticmaali kartaa.
Title: Re: Su'aal: Waa Kanin laga sameeyo geedka Ginseng?
Post by: INAWARSAME on July 02, 2016, 05:34:16 PM
Asc ramadaan kariim dhamaan dhakhaatirta iyo asxaabta waan idin salaamay salaan kadib dhakhaatirta drs waxaa iga caawisaaan waxaan rabay in aan gato ginseng tea waxaaana joogaa india waxaan ka gadan rabaa webka amzing india su.aasheeda waa noo cee gadaa midka sax da ah waaan ku wareeray kuwa badan website ku arakay
Linka web site waa kaas
http://www.amazon.in/s/?ie=UTF8&keywords=ginseng+tea&tag=googinhydrmob-21&index=aps&hvadid=39229331888&hvpos=1t3&hvexid=&hvnetw=g&hvrand=12704013698112049625&hvpone=&hvptwo=&hvqmt=b&hvdev=m&ref=pd_sl_7yx5q7sld4_b (http://www.amazon.in/s/?ie=UTF8&keywords=ginseng+tea&tag=googinhydrmob-21&index=aps&hvadid=39229331888&hvpos=1t3&hvexid=&hvnetw=g&hvrand=12704013698112049625&hvpone=&hvptwo=&hvqmt=b&hvdev=m&ref=pd_sl_7yx5q7sld4_b)

Waaa kaas link plz iga  caawiya  magaca rasmiga  aha ginseng tea  waad mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Waa Kanin laga sameeyo geedka Ginseng?
Post by: SomaliDoc on August 01, 2016, 05:59:44 PM
Isagoo dabiici ah maad soo gadatid maadaama dalka India aad joogtid.