Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on December 08, 2016, 05:38:30 PM

Title: Su'aal: Kacsiga badan maxuu sababi karaa?
Post by: Mr Mahamed on December 08, 2016, 05:38:30 PM
Kacsiga badan maxuu sababi karaa ditoore
Title: Re: Su'aal: Kacsiga badan maxuu sababi karaa?
Post by: SomaliDoc on January 16, 2017, 01:57:01 PM
Kacsiga badan qofba si ayuu u yaqaanaa, laakiin markuu xanuun noqdo ama qofka kontaroolka ka lumo dhibaato badan ayuu keenaa, ka akhriso halkaan qoraal aan uga hadalnay arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3933.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3933.0)