Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hannah on June 25, 2012, 03:32:19 PM
-
asc dhaqaatiirta somaliyeed marki hore thanks to allah kadibna aad ayaad u mahadsantihiin aniga waxaan ka cabanayaa waxyaaba badan dhaxan joogto ah qandho lafaha ah waa maxay sababtaas su aasheyda labaad shaaha cadeyska ah aan aad u cabaa dhib miyuu ii keeni karaa suaasheyda 3aad waa timaheyga waan galaamaa galaamitaankaas waa tidac 3qeyb aan ka dhigaa timaha oo dhan mark tima go id meyey ii keeneeysaa ama dhib kale
thanks very much.
-
Qandho wadato dhaxan waxay calaamad u tahay dhowr cudur oo ay ka mid tahay cudurrada ku dhaca lafaha sida roomaatiisamka, waxay kaloo calaamad u noqon kartaa cudurro dhowr ah oo ka mid ah infakshanka.
Sidaa darteed waxaa habboon in aad la xiriirto dhakhtar si loo ogaado dhibaatada aad ka cabanayso.
Dhibaato uu caafimaad ahaan uu leeyahay shaaha cadaysa ah ma jirto, timo go'idda kuma xirno qaabka loo tidco ee waxay ku xirantahay xoogga loo tidco ama jiidista lagu sameeyo in ay ka guurto tinta meelaha ay ka jiidantahay.
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan tmo go'ista: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html)