Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Boding on February 20, 2013, 07:08:30 PM

Title: Su'aal: Waa maxay cun cunka qoodhaha iyo cad cadaan ka muuqda?
Post by: Boding on February 20, 2013, 07:08:30 PM
asc: walaalahay waxaan rabaa inaad iga caawisaan xal u helida arinkan,

wiil dhaliyaro ah ayaan ku hayaa:
cun cun qoodhaha ah oo macaan ama uu jecleesanayo inuu markastaba uu yara xoqo,
sookale waxaa ka muuqda qoodhaha dhinacyadiisa cad cadaan yar yar oo haaro haro ah, mar kastana way kusii fidayaan.
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cun cunka qoodhaha iyo cad cadaan ka muuqda?
Post by: Jamilo on June 08, 2013, 04:33:16 PM
HPV
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cun cunka qoodhaha iyo cad cadaan ka muuqda?
Post by: SomaliDoc on September 19, 2015, 01:44:55 PM
Cuncunka qooraha waxa keeni karo dhowr xanuun oo isugu jiri kara cillad maqaarka ku eg iyo cillad infekshan ka baxsan maqaarka.
Waxaa haboon in aad dhakhtar cudurada maqaarka la xiriirtaa si loo arko waxa ay tahay.
Kadib waxaa laguu diri doonaa baaritaano algu ogaanayo xanuunka loo malaynayo markii lagu wiisiteeyo.
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cun cunka qoodhaha iyo cad cadaan ka muuqda?
Post by: Ayanleh on September 19, 2015, 09:18:12 PM

 walal waxad kaso jawabtan suaalahan si aad noga caiwsid xal u helida cuncunkaaga
 meeqa sano ayaad jirtaa?
cuncunku ma habeenki ayu badantyahay mise maalintii ?
meelo kale oo aad cuncun ku ledahay majiraa ?
cid kale oo cuncun lihi majirtaa ?
ilaa goormaad lahayd ?
wax finan ah I majiraan?
melaha haraha u eeg meelo kale maad kuledahay ?
iyo weliba sualo kale o anan halkan kugu waydin Karin
muddo ayan kushaqaynayay qaybtan maqarka insha allah waxan isku dayi inan kaacaawiyo

jamiilo  HPV is less likely