Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ridwaanhaaji114 on April 02, 2016, 07:18:50 AM

Title: Su'aal: Daawada Clomiphene?
Post by: Ridwaanhaaji114 on April 02, 2016, 07:18:50 AM
asc ditoora aad ayaad u mahadsantahay waxaan rabaa in lay faahfaahiyo daawada clomiphene waxtarkeeda iyo inay qaadan karaan gabdhaha uurka ka daahay mase xaalad gooni ah ayaa looga tala galay oo qatarteeday leedahay
Title: Re: Su'aal: Daawada Clomiphene?
Post by: SomaliDoc on April 12, 2016, 04:12:47 PM
Ka akhriso halkaan jawaabta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2283.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2283.0)