Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: drmire on November 15, 2017, 10:27:45 AM

Title: Su'aal: Daawadii Lumigan ee bidaarta maxaa ka cusub?
Post by: drmire on November 15, 2017, 10:27:45 AM
Asc dhamaan wan salamayaa dhaqaatiirta sharafta leh si gaar ah aas,aasaha poggan dr waxan kaa codsanaa inaad naja jaahil bixiso su,aashan taso ah dr marki ey dhaqaatiirtu sheegen in baaritaan ey ku sameynayaan daawada indhaha ee LUMIGAN taaso la arkay iney koriso timaha baalasha indhaha dhaqatiirtuna sheegen iney xal u noqon doonto bidaarta marka dr maxaa kasoo baxay baaritaanki daawda indhaha ee lumigan xalse maloo helay bidaarta dhaxalka ah dr mahad sanid
Title: Re: Bidaarta
Post by: Akhaa Binu Jowhari on November 15, 2017, 01:30:36 PM
[Waa Bidaarta] (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html)

Fadalan linkig Guji, si aad uga bogato Qoraal kahadlayo Bidaarta, Hadda kahor Dhakhtarka noo kala bayaanshay.

[Noocyada Bidaarta] (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5726.0.html)
Waxa kalo linkig ku baran Nuucyada Bidarata

Mahasanid
Title: Re: Bidaarta
Post by: drmire on November 15, 2017, 03:41:11 PM
A/kadir A/risk sxp tan ma, ahan su,aasha aan dhaqtarka weydiiyay fadlan qoraalka si fiican u aqri marka hore qoraaldan mar hore baan ka bogtay