Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baxsane on February 24, 2018, 10:33:38 PM

Title: Su'aal: Biyihii ayaa banaanka u soo daato?
Post by: Baxsane on February 24, 2018, 10:33:38 PM
Asc  waxaan Ahay xaas, Galmada ka dib , Waxaan arkaa Biyihii , (Sperm) oo banaanka  uga soo baxaya  Farjiga..   The fluid coming out of the vagina ..
1. Maxaa Keena
2. Uur  ma samaysmi karaa
3. Ma la odhan karaa awooda tuuris biyaha ayaa daciifa
..   thanks...
Title: Re: Su'aal: Biyihii ayaa banaanka u soo daato?
Post by: SomaliDoc on December 15, 2018, 12:12:24 AM
Su'aashaan dhowr jeer ayaan horay uga jawaabnay, faahfaahinteeda ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5837.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5837.0)