Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Moha ali on November 22, 2018, 09:53:43 PM

Title: Su'aal: Gacmahaygu waa kuleel mar kasta?
Post by: Moha ali on November 22, 2018, 09:53:43 PM
Asc dr had iyo jeer gacmaheyga waa kuleyl marka laga reebo waqtiga uu jiro qabowga saa idka ah wax dhibaato ahna ma qabo
Marka dr waxaan rabaa inaad faahfahin aad iga siiso mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Gacmahaygu waa kuleel mar kasta?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2019, 08:42:39 PM
Hurka iyo kuleelka laga dareemo gacmaha iyo cagaha waxaa astaamo u yihiin xanuuno badan ee faahfaahinta ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5716.0)