Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khadar sheikh on December 15, 2018, 12:50:10 AM

Title: Su'aal: In muddo ah biyo bax degdeg ah?
Post by: Khadar sheikh on December 15, 2018, 12:50:10 AM
Asc walaal waxaaan isku arkay in muddo ah biyobax deg deg ah markaaan xaaskeyga taaa taabto waxyar hadaaan joogo biyaha ayaaa iga soo daadanayo waxaa jiro daawooyin biyaha celiyo kuwaas marabo in aaan cuno maxaaa igula talin laheyd daawo aana dhib kaaga imaaneynin majirtaaaa
Title: Re: Su'aal: In muddo ah biyo bax degdeg ah?
Post by: SomaliDoc on April 12, 2019, 09:29:02 PM
Faahfaahinta cilladaan waxa keeno iyo siyaabaha loola tacaalo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0)