Recent Posts

Pages: [1] 2 3 ... 10
1
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Wax tarka kaniinkan Cyclacur?
« Last post by Umu Cubeyd on January 15, 2018, 07:40:08 PM »
Assalaamo Aleikom ,
Wan idiin salaamay dhamaan bahda somalidoc salaan ka dib walal waxaan rabay in aad iga war bixisaan waxtarka uu leeyahay kaniinigan lagu magacaabo Cyclacur .

Gabar walaashey ah ayaa loo so qoray kadib markii uu dhaqtarka ku yiri waxaad tahay menopause oo ugxaantaadana waa dhinteen marka kaninkaan wuxuu kaa caawinaya in aay ugxaanta so kobciso marka Waxan rabay in aad iga jaahil bixisid waxtarkiisa.
Jazaakuma Allaahu kheiran .
2
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Kegel exercise iyo Biyo-baxa?
« Last post by Savage8 on January 15, 2018, 07:05:32 PM »
Asc dhakhtar
Ma jirtaa tababarka loo yaqaano Kegel exercise qof kaga dawoobabay ama wax utartay dhibaatada baahsan ee dhalinyarta maanta ku habsatay ee loo yaqaano Premature Ejakulation
Waxaan rajaynayaa inaad isoo jawaabtid insha Allah.

Mahadasanid
3
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal: Minka waxaa kaga yaallo Fibroid?
« Last post by Akhaa Binu Jowhari on January 15, 2018, 05:51:02 AM »
Fadlan, haddii aad su'al aad qabto hubi in horay looga jawaabay. Halkan ka akhriso Dumarka is Gubaya
.http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3280.0.html
4
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal: Minka waxaa kaga yaallo Fibroid?
« Last post by Faarah 1988 on January 14, 2018, 07:31:53 PM »
mahadsanid dictoore ma dhici kartaa in buradan la gubo waayo waxaa naloo sheegay in wadankeenii la gubi jiray mana sheegi karo in ay ahayd caado soomali ama in si cilmi ah loo gubi jiray bal arintaa nalawadaag dictoire adoo mahadsan
5
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal: Minka waxaa kaga yaallo Fibroid?
« Last post by Akhaa Binu Jowhari on January 14, 2018, 05:42:38 PM »
Halakn ka akhriso qoraal ka hadlaya Burada Minka, oo hadda kahor Dhakhatrka ka hadlay. Midda is Gubista minka dhakhaatiirta way ka Digeyn in aan lis Gubin. Fadlan link-ga hoos kaga muuqda riix


http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5856.0.html
6
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Murqaha oo i dikaama?
« Last post by Zakibetin on January 14, 2018, 02:04:27 PM »
asc dhaman inta ku howlan haqabtirka dadka somaliyed iyo talo sinta.
waxan isku arkay malin kahor murqaha oo i dikama walib murqaha gacmaha inta suxulada kahoseyo iyo kala gosyada murqaha lugaha inta jilbaha kahoseyo wey i dikaman sida qof mel dher kaso lugeyay dhaxanta uma adkesan karo murqaha markey i dikamayan waxa mudo fog igubto kaadida walibo habenki dhowr mar ayan musqusha uso kaca kadi darted mar marka qar hada ano so kadiyay aya isla 2daqiqo gudahod kadi kale i qabata sometimes mesha shuunko ku yalo ila hareeraha waxan ka darema sida qof mudo kadi isku celinayo cml ayan ka noqda waxa kalo jirto fururyahay dabada aya waxa iga so baxay wax sida kaso bax oo kale wuna xeran yahay barar cml ayu kaso dheraday farurta futada  markan taabto wu i xanuna lkn sikasto an u fadhisto ima xanuno ee please sida ugu dhaqsiyaha badan igula taliya warbixin iga siya waxa i hayo
7
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Goormaa dhiiga lagu arkaa Cagaarshow B?
« Last post by Hibocumar on January 13, 2018, 10:08:46 PM »
Digtoore waan ku salaamay waxaan rabaa inaan iiga jawaabto inta bilood ama isbuuc ee dhiiga laga arki karo cagaarshow B marka qofka uu ku cusub Yahay
8
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Sperms ayaa igu yar?
« Last post by Xusni55 on January 13, 2018, 10:04:17 PM »
Waxaan tagay dhaqar waxaan ka cabanayay 3 sani oo xaas lahaa in aysan uur yeelan iyo cilad xaggeyga oo ah howlgab kacsi. Waxaa la iga qaaday  sperm test waxay natiijadiisu noqotay zero Sperm and semen.
Waxaa la ii soo qoray daawoyinka maxay tarayaan oo 3 bil soconaya.
1 levocarnitine tablets carnisure 500
2 selenium ace
3 coenzyme Q10
9
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Fikrad iga sii Herbalife?
« Last post by Abdijama on January 13, 2018, 12:28:43 AM »
Ac wr wan idin kaga mahad celina sidad noogu faideysan Allaha misanka xasanadka ha idiin saaro. Waxan raba inan wax ka weydiiyo Herbalife naturution san maqlay wa cunto leys ku cateyo oo cafimad leh. Hadad xog ka heysan inad i faideysan jeclan laha. Faidadeda efectga ay lahan karto. Raganimadey wax u dhinta maqlay!!
10
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Xaaskayga muddo 6 bilood waxaa laga dhaqaa kilyaha?
« Last post by Raanow on January 12, 2018, 10:19:07 PM »
Asc. Dr. Salaan ka dib xaaskayga ayaa muddo 6 bilood loo dhaqaa kilyaha waana qof da'deedu tahay 29 jir computer kii la saaray wax uu sheegay in uu kilyihii yaraadeen Dr. Kilyaha mayaraadaan ? Maxaa talo isiin kartaa?
Pages: [1] 2 3 ... 10