Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: The_solver on March 09, 2016, 02:11:09 PM
-
Asc Waxan xanuun ka dareema lugta bidix iyo xiniinta bidix narkaan ku fadhiisto kursi xanuunku wu yaranaa hadana wu soo noqonaya, mxy tahay xaal dan Dr. Thanks
-
Hadduu qanjirka saracda ku yaallo ee xiga dhinaca bidix ku bararan yahay, waxaa dhici karo inuu infekshan xaniinta inuu jiro, kaasoo barariyay qanjirrada u dhow, kadibna lugta ay ku xanuuntay.
Waxaa kaloo jiri karo xanuuno kale sida eernada xaniinta gasho ama cillado kale, fadlan la xiriir dhakhtar