Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Deeqo Ali on November 29, 2019, 05:54:38 AM

Title: Su'aal: Hamiga galmada oo yaraado?
Post by: Deeqo Ali on November 29, 2019, 05:54:38 AM
Waan idin salamay bahda soomaali doctors allah abaalkiina jano haka dhigo
Sual ayaa qaba waxay tahay maxa keeno in hamiga galmada yaraado dhalmada kadib
Waxan iska arkay hami yari markaan cunugega labad dhalay dhowr bil ladib caadi ayuu hamigegii igu soo labtay hada ilmihi sadexaad ayaa dhalay hamigi galmada waa iga maqan yahay ilmahayga hada 5 bil wax dareen ah  ninkaga uma haayo galmada xanunkuma lihi lkn rabitaan ba uma haayo waa dhibsadĂ a inaan galmo sameyo madama aan jinaad u hayn
Dr maxa xal u  ah hami yarida galmada plz dhaqso iso jabwb warwar ayaay igi haysaa mahadaanidiin sod