Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on October 11, 2017, 02:31:30 PM

Title: Su'aal: Waxaa laga hayaa cirbaha iyo calaacasha lugaha?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on October 11, 2017, 02:31:30 PM
Asc..
Doc, aad ban kaga mahad naqayaa hawsha aad u haysan ummaadda soomaaliyeed. haddii aan su'aashaydu gudo galo, Doc Hooyaday baa waxa ay ka sheeganaysaa cirbaha ama calaacasha lugaha marka ay soconayso way kabobodan, yacni waxa katagaya dareenka magaratay waxay qabtaa Diabetic kaadi macaan saniin dhawr sanno. maxa tallo ah ?
Title: Re: Su'aal: Waxaa laga hayaa cirbaha iyo calaacasha lugaha?
Post by: SomaliDoc on October 14, 2018, 11:30:48 AM
Macaanka waa xanuunka ugu badan ee keeno kabuubyaha lugaha iyo gacmaha, sababtuna waa sokorta oo neerfaha wax gaarsiisay markii astaamahaas la arko wuxuu bukaanka u baahan yahay daawo loogu talagalay arintaas oo ka hortagayso dhaawaca macaanka in la siiyo, dhowr biloodne uu qaato, wayna ka fiicnaadaan, fadlan dhakhtar kala xiriir arintaas si hooyo daawo lagugu qoro ama bogga Facebook-geena toos iigala soo xiriir. https://www.facebook.com/HealthySomalia/ (https://www.facebook.com/HealthySomalia/)