Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Koronto on September 28, 2008, 12:41:58 AM

Title: مرض النقرس؟
Post by: Koronto on September 28, 2008, 12:41:58 AM
ASC DOTOR & bahwaynta medicine ka.
 after that
waa maxay cudurka GOUT? af-somalise maleeyahay?
Title: Re: مرض النقرس؟
Post by: Dr.Farabadan on September 28, 2008, 01:31:26 AM
GOUT is a condition that caused by the build up of uric acid in the blood. it not dangerous. it usually effects the joints usuallybig toe   and causes more pain about roughly 4-12 days

Causes= it's mainly causes urate in the body

Idon't know its somali bro

can anyone tell us its somali plz?
Title: Re: مرض النقرس؟
Post by: Munim on September 28, 2008, 05:17:39 AM
-waxan u malaynaya inaysan musdalax sax ah aysan jirin oo cudurka Gout ah lakin hadi la dhaho tarjamah xarfiyah wuxuu noqonkara CUDURKA BOQORADA arabic ahaana waa النقرس ama داء الملوك maxa jira boqorada xaladooda aya ah cunto badan cabitan badan jiif badan dhaqdhaqaaq yar.
- Gout waa dhibato ka yimada xumansho Digestion and metabolic kadibna ay sababayo in uric acid u ku bato dhiiga.
waxyabaha kena inu Uric acid ku bato jirka:-
1-in la badsado cunista proteinka xaywanka (Animal protein)
2-in uu dhawacyo kusoo garan
3-Burnanta xaddhafka ah iyo cholesterolka oo dhiga ku bata  (High levels of fat and cholesterol in the blood (hyperlipidemia))
4-dawoyinka badiya socodka kaadida
5-cudurada ku dhaca kilyaha
6-dhiig karka an la dawaynin (hypertension)
7-in ay jirto tarikh bukasho oo hore ay qoyska u ledahay cudurkan
8-dawooyinka lo isticmaalo dhiig karka (HTN) tas o hoos u dhigayso nisbada biyaha iyo amlaxda jirka
9-Dhaqdhaqa oo yar
10-da'da qofka oo si waynata
11-waraabinta dhiiga e wadnaha oo yarata.

-Gout waxa  uu ku badnyahay nimanka khasatan da'a u dhaxeysa 40-20sano
-Kalagoysk ugu badan uu ku dhaco wa kan suulka ku xira lugta waxa kalo ku dhicikara kalagoysyada lafdhabarta.

Title: Re: مرض النقرس؟
Post by: Koronto on October 01, 2008, 01:44:30 PM
Thanx all.