Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Miski abdi on September 11, 2015, 03:23:03 AM

Title: Su'aal: Neefta qofka oo urta?
Post by: Miski abdi on September 11, 2015, 03:23:03 AM
Asc, qofka hadii uusan isku arkin ciridka oo bararsan ama dhiigaaya laakiin ay neeftiisa  ureyso marwalboo uu gaajeysan yahay maxaa la gudboon inuu sameeyo? dhaqtarka ilkaha miyuu la xiriirayaa .?   
Title: Re: Su'aal: Neefta qofka oo urta?
Post by: SomaliDoc on September 11, 2015, 01:11:52 PM
Halkaan ka akhriso waxa keeno iyo waxa kula gudboon in aad samayso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html)