Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shaakir999 on January 03, 2016, 10:24:50 AM

Title: Su'aal: Waxaan rabaa inaan u tago aysanne uur qaadin?
Post by: Shaakir999 on January 03, 2016, 10:24:50 AM
Asc somali doc.
Waxan rabaa inaan su'aal idin waydiyo. O ah:
waxaan mehersaday gabadh ka dibna waxanu ku heshinay aqal galkii 6 bilood ka dib,marka intaa ka horaysa waxan rabaa inaan u tago.marka waxan rabaa mudada ka horaysa inayna uur qaadin.marka maxan la iimaadaa.mid mesha way ku jirtaa qadarta alle,hadu illaahay doona way dhici. Lkn waxan raba maxaa asbaab la imaadaa.
Mahadsanidin.
Title: Re: Su'aal: Waxaan rabaa inaan u tago aysanne uur qaadin?
Post by: SomaliDoc on January 09, 2016, 04:18:10 PM
Akhriso qoraalkaan oo ka hadlayo siyaabaha uurka looga hortagi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html)