Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Wiil.Soomaliyeed on March 08, 2016, 09:39:57 PM

Title: Su'aal: Waxaan ahay nin dhalin yara ah Oo Ka Ganacsada iibinta Gaaska?
Post by: Wiil.Soomaliyeed on March 08, 2016, 09:39:57 PM
Asc Dhakhaatiirta Sharafta Leh Waxaan ahay nin dhalin yara ah Oo Ka Ganacsada iibinta Gaaska Ama Iibiya Gaaska Gaaska Gacmahaa igu goo'goay
mana Dayn karo Dhibaatadeeda iyo wixii tallo ayaaan idinka raba wad mahatsan tihiin
Title: Re: Su'aal: Waxaan ahay nin dhalin yara ah Oo Ka Ganacsada iibinta Gaaska?
Post by: SomaliDoc on March 18, 2016, 12:05:20 PM
Gaaska oo shidaalka ah haddii aad ka wadid, waa in aad gacmo gashi yeelataa, maxaayeelay dadka qaar ayaa xasaasiyad ku qabo.
Haddii cilladu gacmaha fiiqfiiqmay kaliya tahay iska ilaali inuusa gaaska gacmaha kaa gaarin.