Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aadaar on March 27, 2016, 07:58:34 AM

Title: Su'aal: H.plori infection maxaa keena?
Post by: Aadaar on March 27, 2016, 07:58:34 AM
asc bahda somalidoc kadib waxaan rabaa in LA ii iftiimiyo H.plori infection waxaan keena sida loo daaweyn karo iyo waxyaalaha uu dhibsado iyo calaamadihiisa
mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: H.plori infection maxaa keena?
Post by: SomaliDoc on April 10, 2016, 11:19:40 PM
Halkaan ka akhriso warbixinta H. Pylori: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3391.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3391.0)
Title: Re: Su'aal: H.plori infection maxaa keena?
Post by: Amaal Axmed on April 12, 2017, 01:43:52 PM
Alle hanaga badbaadiyo