Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: CilmiSabca on March 28, 2016, 10:23:50 AM

Title: Aamusnaanta badan Af Qurun ma keentaa?
Post by: CilmiSabca on March 28, 2016, 10:23:50 AM
Asc dhamaan?
Waxaa inala joogta inan 16 jir, hadya jeer wey iska aamusan tahay oo cidna lama sheekeysato, laakiin marka ay hadasho ayaa waxaa laga dareemaa in uu afku urayo... Markii la is weydiiyey in ay af qurun qabto in kale waxaanu ogaanay inaanay af qurun qabin laakiin aamusnaanteeda badani uu afku la urayo...
marka, Dr. Aamusnaanta badan af qurun miyaa laga dhaxlaa?
Title: Re: Aamusnaanta badan Af Qurun ma keentaa?
Post by: SomaliDoc on April 11, 2016, 11:58:06 AM
Maya aamusnaanta badan ma ahan cillada ee waxaa dhici karto inay cillada kale jiraan taasoo caawin ka heshay afka oon aan hawo helin.
Sida quumanka, laabjeexa, calyo yarida, ilko/cirix xanuunka iyo waxyaabo kalaba.

Hadduu dhibka sii socdo, dhakhtar halala xiriiriyo.