Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jirow on April 01, 2016, 11:28:42 AM

Title: Su'aal: Dad markii la duro aya maqaarka bararayaan?
Post by: Jirow on April 01, 2016, 11:28:42 AM
Asallamu aleykum waad salamtihiin dhamaan ..... walaalo waxa aan aragna dad badan ka sheeganaya maqaarka xagiisa ...... dad markii la duro aya maqaarka bararayaan ..... qofka sida ah maxa ku tilmaami karnaa