Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed Caydaruus on November 15, 2016, 04:01:20 PM

Title: Su'aal: Sida loo saxo qaladaadka DNA?
Post by: Axmed Caydaruus on November 15, 2016, 04:01:20 PM
Asc dr aad ayaan idiim salaamay in bdn wax badan ayaan idinka faa'iday dr waxaan rabay in aan kaa codsado oo aad fahan guud iga siiso qaladaadka DNA ka dhaca sida loo saxo DNA repair ayaan fahan guud kaaga baahanahay afar qeyboo ayaa ugu muhiimsan oo kala ah :
1- Direct repair
2- Excision repair
3- mismatch repair
4- recombination repair
Afartaas qeybood in aan si fcn ugu faa'ideeso anga iyo dhamaan inta page ka iyo website ku taxan arintaan muhiim ayaan u ahay ee dr waa iga codsi alle dartiis khamiista ka soko barnaamijkaan oo faahfaahsan inoo soo diyaar ilaah kheyr haku siiyeee
Title: Re: Su'aal: Sida loo saxo qaladaadka DNA?
Post by: SomaliDoc on December 04, 2016, 09:57:51 PM
Sixidda ama hagaajinta cilladaha DNA waa howl ay qabtaan unugyada jirka maadaama DNA-du ay xambaarsan tahay warbixinno muhiim ah oo haddii ay qaldamaan ka dhalan karto cillado iyo xanuuno badan.

Waa mawduuc aad u wayn oo halkaan aan lagu soo koobi karin, qof walbane ma fahmi karo, fadlan macallinkaaga ka codso inuu ku fahansiiyo meelaha mugdiga kaaga jiro.