Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jamal Cade11 on November 28, 2016, 12:48:13 PM

Title: Su'aal: Xaniinyaha oo burtuq yeesho markaan wax dareemo?
Post by: Jamal Cade11 on November 28, 2016, 12:48:13 PM
Asc Awal Alle Haku siyo Qeyr Dr (1)waxan isku arkay marka daren igalo ine xaniyaha burtuq yee shan xibinta na awod yelan Dr baan u tagay Computer bu isaray cilad malhn buna idha hay walina wan darema ciladas
2: Sababaha ama cudurka ku dhaco xibinta marna aad ka hadashay Shuqiska ama Ee yaraneso wad ka hadashay blse jwb  tas ma arkin Ina Ii sharaxdo ban jeclahy
3indha ha qebta hose isha bidix mar walbo ina kala qado marabto hada wax aqrinayo ama cadi Aan ahay    jarees ban ka darema mesha tinta ka hoseso we idikamesa maxa waye ciladas

4paritan dhanka shawada ah masamen kara si an u ogado cilada xibinta mar shuqi neso mana lagu ogankara hadu cudur jiro?Insha allah waxan rajena Ina jwb u helidon tid Dr alle janadisa hakugu bishareyo janatul fardosa Amiin
Title: Re: Su'aal: Xaniinyaha oo burtuq yeesho markaan wax dareemo?
Post by: SomaliDoc on December 24, 2016, 11:01:37 AM
In xiniinyaha ay soo uruuraan waa arrin dabiici ah markii dareen ku galo, waxaana qooraha ku soo bato qulqulka dhiigga, xubintuna way adkaataa.

Qulqulka dhiigga ee ku soo aruurayo qooraha ayaa keenayo in xididada ay bararaan oo burtuqyo yeeshaa, maqaarka qoorahane uu kaduud yeesho, haddii burtuqyadaas ay joogto noqdaa waxaa cilladaan loo yaqaana "Varicocele", ka akhriso halkaan qoraal aan hadda ka hor uga hadlay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html)

Midda kale waxyaabo badan ayaa keeni akra in xubinta ay shuuqdo ama gaabato, qasabne maahan inay cudur uu noqdo, waxaa ka mid ah qabowga, shahwada oo la baarane xiriir lama lahan arrintaas mana lagu ogaado, laakiin waa muhiim in aad dhaktharla xiriirtaa si loo ogaado waxa jira.