Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Altastar10 on October 22, 2017, 09:15:35 AM

Title: Su'aal: Indho Xanuun?
Post by: Altastar10 on October 22, 2017, 09:15:35 AM
Asc Somalidoc Magacaygu Waa Abdi Nasir Abdukadir Ibrahim Waxa Ahay Arday Misna Ad U Isticmaalo Computer-ka Waxa Isku Arkay Indho Xanuun Iyo Daal Iyo Indha Oo Iga Dhexjira Wax Dhibco Madaw Ah Oo An Istaagayn Marka Indhaha La Raacana Gees Iga Aada Waxa Waxkasta An Rapo Inan Fiiriyo Waa Arkaa Balse Madaw An Isku Arkaayo Sida Meel La Xoqay Oo Kale Igama Ba'aayo Illaa Aan Meel mugdi Ah Kasoo Galo Fadlan Taas Ayaa Rapaa Inad Iga Talo Siisaan Iyo Sidaa An Ku Xalin Lahaa Talo Alle Ayaa Ku Filane....
NB: Madaw Waxa Uu Iga Badan Isha Bidix
Wa Billaahi Towfiiq
Title: Re: Indho Xanuun..
Post by: CilmiSabca on October 22, 2017, 07:45:48 PM
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan su'aashaada:-
http://bit.ly/2gE6OWp (http://bit.ly/2gE6OWp)
Inta aad akhrisaneysid qoraalkaan fadlan fur oo akhriso linkiyada ku jira qoraalka.