Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirizak on May 15, 2011, 10:44:49 AM

Title: SU'AAL: MAXAA SABABAH DUMARKA LAGU QALO ILLMAHA?
Post by: Abdirizak on May 15, 2011, 10:44:49 AM
A/S/C....
Dr. waxaan ku waydiin lahaa maxaa sababah inta badan in dumarka lagu qalo illmaha,..
madaama ay wakhtigaan danbe ku soo badanaysay adduunka gaar ahaan Somaliya,.

waxaan aad u jeclaan lahaa inaad iiga jaahil bixisaan arintaas..
 
                               WABILAAHI TOWFIIQ
Title: Re: SU'AAL: MAXAA SABABAH DUMARKA LAGU QALO ILLMAHA?
Post by: SomaliDoc on May 19, 2011, 08:03:20 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan haweenka ilmaha lagu qalo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1103.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1103.0.html)