Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on February 19, 2010, 11:34:06 AM
-
scw waad salaamanti hiin dhamaan bahda webkan maxaa keena wadnaha oo ku xanuuna adoo aan wadna xanuun lahayn iyo dhiiglaan midna
-
Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan wadna xanuunka iyo gariirka labadaba.
Wadne Xanuun: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=668.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=668.0)
Wadne Gariir: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1423.0.html
Wadne Qabad: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=685.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=685.0)
Hawlgabka Wadnaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=520.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=520.0)
Hadii aad qabto su'aalo dheeraad ah waad na weydiin kartaa
SomaliDoc
-
asc dogtor wad mahadsnatahay talada ad i siisey wna tagi doona dhakhtar inshalaah walala waxa an rabaa in an wax ka ogaado cudurka caastarigu waa maxya se maxaa keena se maxaa lagu daweeya se sen ula tacali karaa wa bilaahi towfiiiq