Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sabriina on March 07, 2017, 12:12:35 AM

Title: Su'aal: Waxaan muddo ku dhibanahay caadada?
Post by: Sabriina on March 07, 2017, 12:12:35 AM
Waxan kacabanaya mudu 2sano ah cada warer da.daydona waa 21 jir dr plz sikhas ah hadad ii la su xirire garto wan ubahna qof icawiya adban uxanusanaya marku ika imadana mudu 2 bil ah ayu ika sucunaya xanuunsa ida ayu iku haya dhabar xanun kilya xanun nirfis plz talo ad ayan uku bahanahay hade xata oo jiro dhakhtar akhas an ula xirire karo