Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Idilnuura on August 14, 2016, 02:22:35 PM

Title: Su'aal: Ha layga caawiyo helitaanka geedka (astragalus)?
Post by: Idilnuura on August 14, 2016, 02:22:35 PM
Asc salaan ka dib diktoor waxan leeyahay han ah inan dawooyin u helo cudurada khatarta ah ayadoo la isticmaalayo dhitra dabiiciga ah aqoona waan u leeyahay xagga medicineka  markaa waxan sameeyay baadhitaan waxaan u baahnaa in layga caawiyo helitaanka geedka la yidhaa {astragalus} meelaha dhulka soomaalida laga heli karo iyo wadamada jaarka ah intaba hadii aad garanaysaan ii sheega fadlan.
waa geed faaiidooyin badan leh diktoor .
Title: Re: Su'aal: Ha layga caawiyo helitaanka geedka (astragalus)?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2016, 09:51:46 AM
Fadlan la xiriir qolodaan ku takhasustay dhirta soomaaliya iyagaa kaa caawin doono in geedkaan uu wadanka laga heli kaiyo iyo hadduu magac af-soomaali leeyahay: https://www.facebook.com/Dhirta-Soomaaliya- (https://www.facebook.com/Dhirta-Soomaaliya-)????????-??????-?????????-Somali-Flora-339566649479511/