Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maaji29 on June 20, 2018, 05:30:14 PM

Title: Su'aal: Waxaan marsaday daawada timaha bixiso?
Post by: Maaji29 on June 20, 2018, 05:30:14 PM
1.waxaan marsaday daawada Timaha bixisa iyo go go ilaa liso magaceeda tahay
Minoxidil.

ilaa ramadaanka 3 ilaa uu kadhanaado marka waxaan kala kulmay caqabad ah madax cun cun.

Waan iska joojiyey.

Waan kafiicnaaday

Waxaan arkay maskax xanuun hadaan hurdo OK ayaan ahay.

Maskax nuunkaan bilooyin kadib shaqada iyo daalka iga bato Waan arkaa marka talo Dr thnks
Title: Re: Su'aal: Waxaan marsaday daawada timaha bixiso?
Post by: SomaliDoc on January 03, 2019, 11:53:33 PM
Daawada Minoxidil waxyeelladeeda ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7702.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7702.0)