Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on May 20, 2016, 06:38:10 AM

Title: Su'aal: Markan subixi cadaydo ama ilkahayga brusho?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on May 20, 2016, 06:38:10 AM
Dr salan kadib,  waxaan halkan kugu soo gudbinayaa su, aal ah markan subixi cadaydo ama ilkahayga brusho kadib carabkayga gadaal cadayga ku xoqo waxan dareemaya lalabo in an hunqaco calooshayda waxad moodaa in ay kor isoo kacayso Dr waxas ma cudur Ba mise waa caadi pls I'll wait your answer thks
Title: Re: Su'aal: Markan subixi cadaydo ama ilkahayga brusho?
Post by: SomaliDoc on June 03, 2016, 08:18:53 PM
Taasi waa arrin dabiici ah waxaana loo yaqaanaa "Gag Reflex" sababtoo ah waxaa dalqada gadaale ku yaalo xubin loo yaqaano "phyrnx" oo haddii wax taabtaan murqaha dhuunta soo kogiso, sidaasne qofka matag u qabto, waa arrin dabiici ah oo alle bini'aadanka ku abuuray.
Title: Re: Su'aal: Markan subixi cadaydo ama ilkahayga brusho?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on June 10, 2016, 03:55:28 PM
Dr thanks waan arkay jawaabta isiisay jazaakum laah