Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirahman mahamed on January 22, 2018, 05:48:09 AM
-
Asc. Carjaw yar oo cad ayaa iga soo baxday hilib dalqaha agtiisa dhinaca qanjirka midig wax. Xanuuna iyo wax qandhaa igu ma hayo kaliya markan carabka taabsiiyo ayaan dareemayaa. Mahadsanidiin jizakalaah.
-
Fadlan dhakhtar u tag si loo eego waxay ay tahay iyo waxa ay noqon karto.