Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Adamu on October 02, 2019, 02:35:38 PM

Title: Su'aal: Shahwo la socoto kaadida?
Post by: Adamu on October 02, 2019, 02:35:38 PM
Asc Dhamaan bahda Caafimaad ka Somali Doc intaa kadib waa ku mahadsantihiin hawshaa aad bulshada u haysaan
Su'aashaydu waxa weeye Waxaan isku arkay markaa kaajo kadib waxa iga yimaado shahwo  mar wax badan sida in aan galmo samaynayo oo kale, cilladaas mudo ayaa isku arkay xaasna ma lihi maxay sababi kara?