Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gaadhhaye on December 22, 2010, 09:46:12 PM
-
SALAMU CALAYKUM Wadaad ii hooyo aha ayaa waxa xanuunaya intaas la yiraahdo wareega ee aha miskaha dushooda ah waxaana xanuunaya dhanka midigta adinkuna waa kabuubyoonayaa waxaanad moodaa inay wax qaboob oo aad laydh moodo oo khafiifa dhex marayaan bay tidhi mararka qaarna way ka dhitisaa waana ruux ilaa 70 jir weeye dadeedu
-
Hooyo waxaa laga yaabaa in sinta iyo misigta meesha ay iska galaan ay xanuuneyso taasoo saameyn ku yeelato laabatadaas.
Hooyo u gey takhtar si raajo loo saaro wixii xanuun ee laga arkane daawo looga qoro.
Xanuunkaan wuxuu ku badanyahay dadka da'da oo weliba cayilan ama haddii ay horey u jirtay jug hore.