Somali Medical Forums

General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: Dr.Nasra on January 12, 2008, 10:29:23 AM

Title: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Dr.Nasra on January 12, 2008, 10:29:23 AM
Saan wada ognahay,wax kasta oo lagu tamaniyo lama helo. Annakoo Alle kumahdinayna inaan noqonay waxaan doonenay oona rajaynaya inaan noqonno kuwa anfaca naftoda,diintooda,dadkooda iyo dalkooda ayaa hadana waxan jecleystay in ka DAR-DASHA ahaan noo noqoto MAXAA SECOND OPTION KUU AHAA HADAADAN HELI LAHAYN MAADADA AAD HADDA BARATO??
        Weyna dhici kartaa waxaad hadda barato iney aheed 2nd/3rd optionkaaga ???
    Hadaan ani iska bilaabo, hadanan dr. noqon waxaa 2nd opyionkeyga ahaa Computer science!! Rubbama aad laaxiddiin farqiga udhaxeeya DR. iyo @nd option keyga. Any how,that was just a plan :)
             
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad no
Post by: Hanna on January 12, 2008, 06:40:17 PM
Waxaan noqon laha dentist ama architect :)
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Admin on January 13, 2008, 02:07:06 PM
As Dr.Nasra, I would be a Computer Expert.
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Sumayya on January 15, 2008, 03:42:25 PM

Good question sis, i think i would like to be someone who has knowledge in diin and i would like to teach others and second would be a doctor i always liked that job  :D
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad no
Post by: Pharmacist on January 16, 2008, 09:22:19 PM
Waxaan noqon lahaa Saxafi ama Qoraa.
Lakin su'aasha meesha taala waa:
Maadaama wixii aad jecleed inaad barato aysan kuu suurtagalin ma halkii ayaa uga tegtay mise?
Awood ma u leedahay inaad labadaba aad isku wadid?
Maxaa ka qabtaa inaad mid ka mid ah aad hiwaayad ka dhigatid?

Real Pharmacist
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Msjama on January 17, 2008, 03:48:19 AM
if i wasn't im medical field, i woukld have been writer. especialy international writers.
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Saleh on January 18, 2008, 04:56:19 PM
waxaan jaclaan lahaa inaa noqdo tennis player
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: The.Doctor on January 19, 2008, 11:00:22 PM
Would probably become a banker if I didnt go for medicine.
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad no
Post by: Moha on February 06, 2008, 11:17:05 PM
well...its always good to have options as plan B.. if i wasn`t able to go into MBBS i wud have probably gone into journalism...! i can talk and easily get my point to others....a keen follower of world news even in my busy professional and social life...but i still have a chance to do it as medical correspondent.. isn`t it?? may be qaarkiin inaad aragteen Sanjay Gupta of the CNN??? he is a practicing neurosurgeon..as well as being the medical correspondent  .......medical reporterna waa u yahay CNN..ka...caaadi ma ahin... Amanpour is even waaaw...meelaha dagaalka marki ay ka soo hadli jirtay....she was brave...i remember watching her when i was younger and had no idea what i would end up choosing as a  career and i saw her ..it appealed to me.. but at the end i am here with my first option!
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Dr.Adnan on February 14, 2008, 12:36:47 PM
Dr.Mahdi you really deserve to be Computer expert , You made the Best choice.
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad no
Post by: Qali on February 18, 2008, 03:43:34 AM
I would have liked to become a marine biologist, looking at the ocean and all complex creatures that live in it remind me of how magnificent Allah is.   ;D
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Munim on February 19, 2008, 04:00:50 PM
waxaan jeclaan laha in aan noqdo PILOT
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Tuuney on March 11, 2008, 07:18:03 PM
asc..good question sis... waxaan aad u jeclaan lahaa hadii aanan aadin xagaa iyo medecinka  in aan noqdo (SAXAFIYAD).. i like traveling arond d world tho  8)..  so probably waxaan choose kareyn lahaa saxifinimo as my second choice.. 
       
              ....salaamaat...
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Toldo on March 12, 2008, 01:58:41 PM

 good question !
 Optionkayga labad ee aan dooran laha after medical field waa Journalist waliba ka shaqeeya Aljazeera Tv lol with faysal qaasim and khadiija bin qannah kkkkk inkastoo aan sii jecelahay inan ahaado reportska kuwa soo dira sida taysiir calluuni iyo shiriin abu 3aqle..
Title: Where there is No Doctor .. what will be u first periorty ?
Post by: Abdulrazzak on March 18, 2009, 05:07:43 PM
 I  have choiced this question bcoz  it happened to me while I was in somali last summer n i  shocked what to do ..  I  have seen patient with complecated Delivery ...  she was Aneamic and emergency of thad hoputal was not enough ..
I realy adviced to go a nearest Hospital n  thad was  much more difficulty ...
The women in her way to Kenya Border .. so the question is what will be  u first priorety when u get  like case....
 what to choice  is open everybody here
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: PrincessMuni on March 19, 2009, 07:26:22 PM
lol funny, then we wouldn't see all of you guys in here!!
well, i think if i'd be a hosts and work in airplane!
or in hotel! i think its all fun.
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Mandeq on March 20, 2009, 07:27:12 PM
I think i would have been working in the bank as an accountant , or hosts as I like traveling ,, i cant believe i ended up with a bloody boring and tough science kkkk
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Abdicade on August 14, 2009, 11:53:54 AM
 
  waaaaaaaaaw it is nice but little bit amazing ..........if i start for my self Im doing my pharmacy .......otherwise i could have done doctor ...........huhuhuh
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Idman on August 17, 2009, 04:38:28 AM
salaam caleeykum. brothers and sisters is the anyone midwife  members here,or someone who is in midwifery school here? thanks.
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: Gambool on July 29, 2010, 09:24:27 PM
  firs thnx to god , my dream was to be in the field of medical , and i am still in it... so thnx to allah who helped me ... i would like to be teacher .my hope is to teaching ........
Title: Re: Hadaadan doctor,nurse,pharmacist ahaan laheyn maxaad jeclaan laheed inaad noqoto
Post by: MISK on September 11, 2010, 09:23:06 PM
 hadaan caafimaad gale leheen waxaan jeclaanlahaa inaan barto qiraatka 10ka ah ee quraanka kariimka ah oo aan macalimad quraan noqdo oo aan dugsi dhigo ilaa aan dhinto